Thursday, February 4, 2016

the most 5 dangerous hackers inthe world

Kulanti wacan sxbyaal kso dhawada article yar oo aan kaga hadli doono 5 koox ee ugu awoda badan caalamka dhanka hacker nimada waxa hira kuwo intaa ka sii badan oo diwkad walbo caalamka wexey leedahay hackers kuwaa kuwas oo kashqeeya security ga internet ka wadankas oo hacker ka was midka kaliya ee awooda uleh unuu shaciyo sirta dowladaha ee aadka uqarsoon
waxan ka hadli doona 5 koox oo qaarkood shirkadaha dunida ugu waaweyn ey aad uga baqaan marka ay maqlaan magaca kooxdaas hadaan ku bilawno kooxda koowaad

1-anonymous

saan umaleynay qofkasta oo hacker ka wax ka fahansan wuu yaaqaana kooxdan waa koox aad u halisbadan taas o ay kuledahay caalamka macrifo aad u weyn waakoox ey dadka datirsan ey caalamka
meelo kala duwan kajoogaan waxan aad uga baqa shirkad walbo oo caalmka ah
wexey weerar ku qaaday hada kahor shirkada sony oo ay gaarsisay qasaro lixaad leh 
waxayna bilaabatay 2003 lkn wexey soo caan baxday 2008 badana weerarada ey sameyan waa kuwo hadaf gooni ah ey ula jeedaan ninka assayna ilaa hada lama garanayo

2--Syrian electronics army

waxa laga yaba inad is dhado sidee wiilal syrian ah ay u noqon karan hackers caalmka ugu waaweyn 
waxaad ogata syrian elec oloso gabiyo sea iney yihiin araday jaamacado dhigta oo kaliya hadana waxan
arkay malin dhaweyd disterbution ku shaqeya nidamka linux oo hacking ga loo adeegsado iney soo saareen laguna magacaabo

SEANUX 

wexeyna sameeyeen howlo farabadan oo hacking ah oo la koobi karin
tudsaa lo ahaan waxey hacking gareeyeen website ka CNN oo ay ku qoreen in qarax uu ka dhacay aqalka ca obamana uu ku dhawacmay oo arinta laqarinayay markii ay soo shac baxdeyna dhaqalihi
uu halmar hoos udegay
calamka wuxu maqlay ama ku baraarugey kooxdan sanadka markuu aha 2011
badanana wexey hacking gareeyan ururada iyo dadka ka hor jeeda bashaar xata wexey hackig gareeyeen shirkadaha soo saara antiviruska 

3--TARH ANDISHAN

sanadka markuu ahaa 2009 waxa soo muuqatay tabar darida ssecurity iran kadib markii la dhibateeyay
muqtabarkii lagu diyaarinayey maadada yuuraaniyamka ee hunbka nuclear ka oo ay hackrs wax yeeleeyen aya majmuucadaan ama kooxdaan la aas aasay wexeyna ka kooban tahay 20 qof oobadankood la'aaminsanyahay iney yihiin reer tahran oo ah casimada iran wexeyna 20 qof ku kala sugan yihiin dunida dacaladeeda si yurub asia america 

4--chous computer hackers

kooxdan waa koox aad u halis badan waanka kulanka ugu balaaran ee la iskugu keenay computer hackrs oo laga wado iney ku taqasuseen computer hacking ka dhanka mabda ana wexey isaga mid yihiin anonymous waxana la'asaasay sanadkii 1980 kii waeraradii ay qaadeen waxa ugu caansana
iney jabsadeen 134 market ama suuq ayna kaqaadeen lacg aan xiasabin karin oo billon dollars ka badan
lkn ay soo celshen malinki danbe lacagtii oo dhameystiran 
badanaana wexey joogan dalka jarmalka wexeyna ka kooban yihiin 3000 oo qof

5---61486

waa xoox ka mida kooxaha ugu awooda badan hackerska dunida oo udhalatay wadanka shiinaha
waxa laģu cadeeyay bayaan ka soo baxay mandiant 2013 in kooxdaan ay heyso 141 ururada dunida ugu waaweyn ay ka heeso xogag sir ah oo aad u waaweyn oo lagu qiyaasay boqolaal tira bayte oo xogag sir ah

Waxa diyarshay oo qoray ---mohamuud mohamed mohamuud


2 comments:

  1. I am very grateful to you as you shared this. I am recently developing an associate app 3d wallpaper parallax apk that is you may have the interest to seem on that :

    ReplyDelete
  2. You will love it to enjoy our new app zANTI Apk which you can download and enjoy free.

    ReplyDelete