Sunday, January 31, 2016

CEH -- certified ethical hacker

--------HOW TO BECOME A PROFESSIONAL HACKER------------

Qaabkee ku noqon kartaa professional hacker kaas ama nin khabiir ku ah information security ga waan mida aan kaga hadli doono maqaalkan yar

"waxaan a hunbanti ah hadaad maqaalkan yar waxa ku xusan aad tijaabo inaad kasoo baxdo inaad tahay shaqsi ku xeel dheer dhanka iyo hacking ka ama inaad tahay pentest kuna xeel dheer tahay penetration testiga iyo computer hacking iwm.........

Una shaqeyn kara shirkadaha aduunka ugu waaweyn

Maduca ayn gudo gali doonaa
1-marka koowaad waxaa lagaaga baahan yahay inaa taqaano luqada inglish ka waa wax'aan suurto galeyn qof sheganaya inuu yahahy hacker hadana aanan aqoon inglish ka

2-waa in aad leedahay dulqaad aad iyo aad ubalaaran maxa yeelay waxa laga yaaba in uu waqti kaaga dhumo ama aad mushkilo lakulanto.................

Waxaan guda galeynaa mawduuceena

3--waa inaad ku dhexmilmataa operation systems ka kala ah Windows & linux oo aad maclin ku tahay Windows waa macruuf wa lawada maqlay lkn waad inaad maclin ku tahay waxad na dhameyneysaa course lagu magacaabo

Mcitp waxa bixiso shirkad caan ah oo la yiaahdo comTIA lkn waa lacag hadaan heli karin linkgan aad
halkaan kadaawo

Waa course oo playlist YouTube ah lgu kulmiyay isku day inaad fahato daawtan video playlist ga ku jira oo dhan waxadna ku baran doontaa Windows ka

###----Linux--- waa midka ugu muhiimsan waayo waa nidaamka ugu awooda badan kaas

Oo ay isticmaalan server da dunida ugu waaweyn loona isticmaalo howlaha penetrating testiga iyo hacking ka

Waxana isticmalo hacker kasta ee dunida joogi.

Dhamey course ga ah RHCE oo ah inaad kanoqoto system ka Linux admin

Linkan kadawo

m.youtube.com/playlist?list=PLgqvVwePYEKE3Kui2PhbsQFV-_DX71l-m

FG"ma dhameystirna hdad rabto inaad linux ka barsto Facebook geyga igala soo xiriir wan ku doonaa link"#####

3----waad inad barata ama aad aqoon uleedahay networking ka aad na barato course gan la /network+/ ama /ccna/

Hadad bilaw tahay waxaa kuu fiican

Network+ waayo wey kadhib yartatahay mida kale waca biso compTIA halkaan kadaawo YouTube ka

halkan riix si aad u daawato

Wax badan ayad kafahmidontaa

Hadana waad inaad barataa

/Security+/ oo ah ayadana course si aad u daawto link gan gal

m.youtube.com/playlist?list=PLG49S3nxzAnkcKd71N4OjSv4cUXNhoPlQ

... ugu danbeyntii waxa aan maanta oo dhan course kas usheehene waa hordhac oo kaliya waxaa lagaa rabaa inaad dhameyso coutse ey bixiso shirkada

ecouncil.Org
Oo lahu magacaanbo CEH V9
oo laga soo gaabiyey
Certification ethical hacker oo hadaad dhameyso aad tahay khabiir oo ayna hubaal thay hadii aad heshe shahaadadaas inaad thay qabiir hacker nimada meel sare ka gaarey shahaada  waa lacag waa ku ku dhawaad 400$ casharada online ayaad u qaadan doontaa

Yotube ka wa laga heelaa casharadeeda qaar ka mid ah qofkii raba faahfaahin
Ha ila soo xiriiro

By mohamuud mohamed barre

Shaxdan raac si aad u gaarto certification ehical hacker --CEH V9

hordac

Kisoo dhawada website cusu b kaas oo loogu talagay in dadaka daneynaya ine waxbadan ka ogaadaan
information security ga ama hacker nimada taas oo wax bada n katari doonta
Dadka jecel iney noqdaan ethical hackers oo ey ku guleystaan howlohooda
kusaabsan dhanka hacker nimada
kusoo dawaada

Waxaa qorey mohamuud mohamed mohamuud

Mohamuud mohamed