Sunday, February 7, 2016

learn the linux CLI command line interface easiest way

Kusoo dhwada qoralkan yar aan kaga hadli doono sidee ku noqon kartaa qof ku xeel dheer ama qof yaqaana systemka linux saan ognahay bada naa systemka linux wuxuu ku shaqeeyaa CLI command line interface Oo suurto gal ma'aha inuu qofku sheegto inuu yahay pentest ama qof ku taqasuse.  IT security
waayo GUI oo ah graphical interface ka wuxuu sahal kadhigaa wixii fududaa lkn CLI wuxuu fudeyaa wixii dhibka badnaa oo ma diyarin katid
shell ama script adigoonan aqoon CLI
waxana li isku wafaqsanyahay in systemka linux uu yahay system fudud oo shalan had adan adiga isku adkeyn
waxan rabaa inan idinla wadaago buugan yar oo hadad meel aad iska saarto aan qirsanahay in command line interface aad macalin ku tahay
waa buug yar hadana sahlan oo aad laga yaabo inaad ku dhameyso laba bil hadad sifican aad meel isaga saarto buugan waxaa hubaal ah inad linux aad dhex gishey
halkaan ka download garee buuga

download pdf

Thursday, February 4, 2016

the most 5 dangerous hackers inthe world

Kulanti wacan sxbyaal kso dhawada article yar oo aan kaga hadli doono 5 koox ee ugu awoda badan caalamka dhanka hacker nimada waxa hira kuwo intaa ka sii badan oo diwkad walbo caalamka wexey leedahay hackers kuwaa kuwas oo kashqeeya security ga internet ka wadankas oo hacker ka was midka kaliya ee awooda uleh unuu shaciyo sirta dowladaha ee aadka uqarsoon
waxan ka hadli doona 5 koox oo qaarkood shirkadaha dunida ugu waaweyn ey aad uga baqaan marka ay maqlaan magaca kooxdaas hadaan ku bilawno kooxda koowaad

1-anonymous

saan umaleynay qofkasta oo hacker ka wax ka fahansan wuu yaaqaana kooxdan waa koox aad u halisbadan taas o ay kuledahay caalamka macrifo aad u weyn waakoox ey dadka datirsan ey caalamka
meelo kala duwan kajoogaan waxan aad uga baqa shirkad walbo oo caalmka ah
wexey weerar ku qaaday hada kahor shirkada sony oo ay gaarsisay qasaro lixaad leh
waxayna bilaabatay 2003 lkn wexey soo caan baxday 2008 badana weerarada ey sameyan waa kuwo hadaf gooni ah ey ula jeedaan ninka assayna ilaa hada lama garanayo

2--Syrian electronics army

waxa laga yaba inad is dhado sidee wiilal syrian ah ay u noqon karan hackers caalmka ugu waaweyn
waxaad ogata syrian elec oloso gabiyo sea iney yihiin araday jaamacado dhigta oo kaliya hadana waxan
arkay malin dhaweyd disterbution ku shaqeya nidamka linux oo hacking ga loo adeegsado iney soo saareen laguna magacaabo

SEANUX

wexeyna sameeyeen howlo farabadan oo hacking ah oo la koobi karin
tudsaa lo ahaan waxey hacking gareeyeen website ka CNN oo ay ku qoreen in qarax uu ka dhacay aqalka ca obamana uu ku dhawacmay oo arinta laqarinayay markii ay soo shac baxdeyna dhaqalihi
uu halmar hoos udegay
calamka wuxu maqlay ama ku baraarugey kooxdan sanadka markuu aha 2011
badanana wexey hacking gareeyan ururada iyo dadka ka hor jeeda bashaar xata wexey hackig gareeyeen shirkadaha soo saara antiviruska

3--TARH ANDISHAN

sanadka markuu ahaa 2009 waxa soo muuqatay tabar darida ssecurity iran kadib markii la dhibateeyay
muqtabarkii lagu diyaarinayey maadada yuuraaniyamka ee hunbka nuclear ka oo ay hackrs wax yeeleeyen aya majmuucadaan ama kooxdaan la aas aasay wexeyna ka kooban tahay 20 qof oobadankood la'aaminsanyahay iney yihiin reer tahran oo ah casimada iran wexeyna 20 qof ku kala sugan yihiin dunida dacaladeeda si yurub asia america

4--chous computer hackers

kooxdan waa koox aad u halis badan waanka kulanka ugu balaaran ee la iskugu keenay computer hackrs oo laga wado iney ku taqasuseen computer hacking ka dhanka mabda ana wexey isaga mid yihiin anonymous waxana la'asaasay sanadkii 1980 kii waeraradii ay qaadeen waxa ugu caansana
iney jabsadeen 134 market ama suuq ayna kaqaadeen lacg aan xiasabin karin oo billon dollars ka badan
lkn ay soo celshen malinki danbe lacagtii oo dhameystiran
badanaana wexey joogan dalka jarmalka wexeyna ka kooban yihiin 3000 oo qof

5---61486

waa xoox ka mida kooxaha ugu awooda badan hackerska dunida oo udhalatay wadanka shiinaha
waxa laģu cadeeyay bayaan ka soo baxay mandiant 2013 in kooxdaan ay heyso 141 ururada dunida ugu waaweyn ay ka heeso xogag sir ah oo aad u waaweyn oo lagu qiyaasay boqolaal tira bayte oo xogag sir ah

Waxa diyarshay oo qoray ---mohamuud mohamed mohamuud

Tuesday, February 2, 2016

protect yourself isp internet trackers

Qaabkee isagadwindling laalin kartaa iney ku soo jaajuusan ama ay ogaadaan xogtaada dowladaha iyo shirkadaha internet ka adigoo isticmaalayo taleefankaga una ilaashan kartaa howlahaada dhanka internet ka

Suurto gal ma ahan iney kusoo daba galan ama ey ogadan xata ha heystaan qalabka ugu cadrisan aduunka
Waxan soo bandhigi doonaa labo application oo la isku isticmaalo laguna maga caabo
Tor
Kasoo dawnload garee halkaan

Orfox
Halkaan kasoo dawnload garee

Marka aad sood download gareeyso labada app install dheh kadib fur midka ay ku qoran tahay orbot
kadibna riix mesha ey ku qoran tahay vpn marka hore waxa kuu soo bixidoonta daqad yar kadibna ativatedheh hadana daaqad aya kuu soo bixidoonta meshayar ee banaan caloma sax ama ✔saar
kadiba cabaar riix2 calamasa toonta mesha ey sarantaha sida sawirka kamuuqato cabaar sug waxa soo qormi doonta ---------tor connected----'''

Orfox kii aad soo dowload gareesay marka labaad gal waa sida operaha oo kale facebook iyo youtube
gal iyo email waa adeeg  la hubo inaad amaan katahay in trcking aysameyan shirkadaha iyo security
adag

CopCopyright 💡mohamuud mohamed mohamuud

Monday, February 1, 2016

Hacking world

Kudsoo dhawaada maqaal yar oo aan kaga hadli doono insha'allh hdal kooban

Kaas oo ku saabsan faadiidada ey usoo jiidi karto qofka inuu barto ama ku taqasuso information security ga

Saan ognahay waxaa laga yabaa in dadka qaar eysan fahan saneyn faaiidada ey keeni karto qofka inuu barto information

Security ga ama uu noqdo professional hacker

Dadka aaminsan in information security ga ineyn faa iido laheyn xaqiiqada aad ayey ugu fogyihiin

^^/Waxaa uu sheegay wiziir ka tirsan dowlada mareekanka in

Adunyada dagaalada kasocdo ey isku badali doonaan dagaalo dhanka electronic ah kadib markii bankiyo fara badan uu mareekanka leeyahay iyo xogag badan oo sir ah la fashilay waxaana kadan beeya arintaas hackers

^^/Masa ogtahay in weerarada lagu qaado websites caalmka sanadkiiba iney sababaan qasaaro dhan billion dollars (maxa yeelay waxaa jira website lamaal gashaday iyo kuwo internet banking leh)

^^/Ma ogtahay hackers iney awood u leeyhiin iney soo ridaan diyaaradaha hawada sare maraya

^^/ma ogtagay in dawlada hindiya ey ku sigatay in uu burburo nuclear kii ay diyaarineysay kadib markii computer doodii nuclear ka loo dhacay oo waxa udhacay xoox hackers ah oo dhashy wadanka jarmalka

^^/ma ogtahay in la hackr gareeya ku dhawaad 1000 talaajado casri ah oo ku xiran internet ka

^^/ma ogtahay in Israel lgu qasbay iney jaran ama ey iska dhaafan isticamalja internet ka kadib markii lagu qaadey weeraro hacking ah oo is daba joog ah

Server dooda iyo iney xata iska dhaafaan internet banking ga ey na istcmaali waayaan MasterCard io visa cards

^^/hacker wuxuu udhici karaa ama hacking garey karaa wax kasra ee ku xiran internet ka security goo rabo ha lahaado shegaas waxaan jra ka hortag

Lkn kahortagaas 100% ma noqon karo

Xata gaariga... karoontada wey dhacday in la hacking gareeya koox jarmal ah aya wexey qaribeen shirkad karonto oo ku taalay jarmalka

Lkn waxaa jira kuwo layiraahdo scripting kiddies oo laga wado<b

ciyaalka isticmaala programska diyaarsan si ey HACKING usameeyaan

Dowladaha ey ka imaadan howlaha hacking ka waa

1=China.. waa dowlada ugubadan

2=Indonesia... wexey noqotat lama filaan kadib markii ay kaalinta labaad timid

3= mareekanka

Mohamuud mohamed mohamuud moha (geek)

Sunday, January 31, 2016

CEH -- certified ethical hacker

--------HOW TO BECOME A PROFESSIONAL HACKER------------

Qaabkee ku noqon kartaa professional hacker kaas ama nin khabiir ku ah information security ga waan mida aan kaga hadli doono maqaalkan yar

"waxaan a hunbanti ah hadaad maqaalkan yar waxa ku xusan aad tijaabo inaad kasoo baxdo inaad tahay shaqsi ku xeel dheer dhanka iyo hacking ka ama inaad tahay pentest kuna xeel dheer tahay penetration testiga iyo computer hacking iwm.........

Una shaqeyn kara shirkadaha aduunka ugu waaweyn

Maduca ayn gudo gali doonaa
1-marka koowaad waxaa lagaaga baahan yahay inaa taqaano luqada inglish ka waa wax'aan suurto galeyn qof sheganaya inuu yahahy hacker hadana aanan aqoon inglish ka

2-waa in aad leedahay dulqaad aad iyo aad ubalaaran maxa yeelay waxa laga yaaba in uu waqti kaaga dhumo ama aad mushkilo lakulanto.................

Waxaan guda galeynaa mawduuceena

3--waa inaad ku dhexmilmataa operation systems ka kala ah Windows & linux oo aad maclin ku tahay Windows waa macruuf wa lawada maqlay lkn waad inaad maclin ku tahay waxad na dhameyneysaa course lagu magacaabo

Mcitp waxa bixiso shirkad caan ah oo la yiaahdo comTIA lkn waa lacag hadaan heli karin linkgan aad
halkaan kadaawo

Waa course oo playlist YouTube ah lgu kulmiyay isku day inaad fahato daawtan video playlist ga ku jira oo dhan waxadna ku baran doontaa Windows ka

###----Linux--- waa midka ugu muhiimsan waayo waa nidaamka ugu awooda badan kaas

Oo ay isticmaalan server da dunida ugu waaweyn loona isticmaalo howlaha penetrating testiga iyo hacking ka

Waxana isticmalo hacker kasta ee dunida joogi.

Dhamey course ga ah RHCE oo ah inaad kanoqoto system ka Linux admin

Linkan kadawo

m.youtube.com/playlist?list=PLgqvVwePYEKE3Kui2PhbsQFV-_DX71l-m

FG"ma dhameystirna hdad rabto inaad linux ka barsto Facebook geyga igala soo xiriir wan ku doonaa link"#####

3----waad inad barata ama aad aqoon uleedahay networking ka aad na barato course gan la /network+/ ama /ccna/

Hadad bilaw tahay waxaa kuu fiican

Network+ waayo wey kadhib yartatahay mida kale waca biso compTIA halkaan kadaawo YouTube ka

halkan riix si aad u daawato

Wax badan ayad kafahmidontaa

Hadana waad inaad barataa

/Security+/ oo ah ayadana course si aad u daawto link gan gal

m.youtube.com/playlist?list=PLG49S3nxzAnkcKd71N4OjSv4cUXNhoPlQ

... ugu danbeyntii waxa aan maanta oo dhan course kas usheehene waa hordhac oo kaliya waxaa lagaa rabaa inaad dhameyso coutse ey bixiso shirkada

ecouncil.Org
Oo lahu magacaanbo CEH V9
oo laga soo gaabiyey
Certification ethical hacker oo hadaad dhameyso aad tahay khabiir oo ayna hubaal thay hadii aad heshe shahaadadaas inaad thay qabiir hacker nimada meel sare ka gaarey shahaada  waa lacag waa ku ku dhawaad 400$ casharada online ayaad u qaadan doontaa

Yotube ka wa laga heelaa casharadeeda qaar ka mid ah qofkii raba faahfaahin
Ha ila soo xiriiro

By mohamuud mohamed barre

Shaxdan raac si aad u gaarto certification ehical hacker --CEH V9

hordac

Kisoo dhawada website cusu b kaas oo loogu talagay in dadaka daneynaya ine waxbadan ka ogaadaan
information security ga ama hacker nimada taas oo wax bada n katari doonta
Dadka jecel iney noqdaan ethical hackers oo ey ku guleystaan howlohooda
kusaabsan dhanka hacker nimada
kusoo dawaada

Waxaa qorey mohamuud mohamed mohamuud

Mohamuud mohamed